Hargeysa – (WARSOOR) – Guddoomiyaha cusub ee loo doortay golaha wakiillada, Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo halkaas ka hadlay, ayaa madaxweynaha iyo xildhibaannadii gacanta u taagayba hambalyeeyey, waxana uu uga mahadnaqay sida ay mudnaanta gaarka ah u siiyeen.