Taliye ku xigeenkii Ciidanka Asluubta Somaliland oo Aas Qaran Loo Sameeyey

Hargeysa – (warsoor) – Waxaa maanta magaaladda Hargeysa Aas Qaran loo sameeyey Taliye ku-xigeenkii ciidamada Asluubta Somaliland Gaashaanle sare Cabdiraxmaan Liibaan Axmed Fooxle oo xalay ku geeriyood Cisbitaalka guud ee magaaladda Hargeysa.

Aaska marxuunka oo ay maanta ka soo qayb-galeen siyaasiyiin mucaarid iyo muxaafid ah, noocyadda ciidamada kala duwan ee Somaliland iyo dadweyne tiro badan.

Halkan ka daawo tacsidiisa iyo masuuliyiintii ka hadashay oo aan ka soo xiganay bulsho TV: