Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland oo Ka Warbixiyey Xaalada Ciidamadda

Hargeysa – (warsoor) – Taliyaha ciidamada booliska Somaliland sareeye gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladda ciidamada Booliska Somaliland iyo marxaladihiisa ay ciidamadu ka soo gudbeen.

Taliyaha ayaa ugu horeen hambalyo u diray ciidamada Booliska Somaliland. Taliyaha ayaa sheegay in guud ahaan xaalada amaanka ee dalku ay wanaagsan tahay marka laga reebo xaalada colaadeed ee ka taagan deegaanka Dhumay ee gobolka Sool.

Halkan ka daawo qudbaddiisii.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.