Somaliya Ayaa Hawada Somaliland Ka Celisay Diyaarad Qaad U Siday

HARGEYSA – (WARSOOR) – Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta hawadda ka celisay diyaaradda siday qaadka miirooga ah oo ka timid dalka Kenya. Diyaaradda dib u fadhiisatay magaaladda Wajeer ee dalka Kenya.

Xoghayihii hore ee Duulista iyo hawadda ee xisbiga UCID Nuuradiin Diini ayaa ka hadlay arinta diyaaradda hawadda laga celiyey, waxaanu dhaliilay sababta ay u midho dhalin laayihiin waxyaalihii xukuumadda Soomaaliya iyo Somaliland ay ka wadda hadleen.

Halkan ka daawo warkan: