Gabiley- (warsoor) – Siyaasi Axmed Muumin Seed oo dhawaan ku soo biiray xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa maanta ka hadlay munaasibad ka dhacday magaaladada Gabiley oo loo qabtay taageerayaal ku soo biiray, ayaa fariin culus u diray dadweynaha gobolka Awdal, wuxuu sidoo kale ka hadlay arimo la xidhiidha xisbigii uu ka soo digo rogtay ee WADDANI.
Halkan ka daawo warkan:
This post is also available in:
Somali