Siday Diintu u Dhiiri-galisay Iscafinta & Xalinta Khilaafaadka

Islaamka – (warsoor) – Sheekh Maxamed Cabdi Ummal ayaa ka hadlay siday diintu u dhiiri-galisay inay dadka muslimiinta ahi iscafiyaan, maadama khilaafku yahay wax markasta iman kara oo dhex maraya dadka.

Halkan ka daawo khudbadda sheekhu kaga hadlayo iscafinta iyo xalinta khilaafaadka:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.