Shirkii Somaliland iyo Soomaaliya oo Maanta Furmay

Jabuuti – (warsoor) – Waxaa maanta si rasmi ah u furmay shirkii kowaad ee Somaliland iyo Soomaaliya ay wadda yeesheen tan iyo intii la soo doortay labada xukuumaddoo ee ka kala taliya labadaasi dal hadda.

Kulanka kowaad ee shirkan waxaa ka soo qayb-galay weftigiyaddii ay kala hogaaminayeen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Shirkadda waxaa labada dhinac wehelinaya madaxweynaha martidda loo yahay ee Ismaaciil Cumar Geele, Ra’iisaaraha Itoobiya Aby Axmed, Danjiraha Maraykanka Soomaaliya iyo Somaliland u qaabilsan Donald yamamoto iyo Xoghayaha Egad.

Shirkan oo uu shir guddoominaaye Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geel ayaa wali la shaacin.