Shirka Warbaahinta Dowladaha IGAD oo ka furmay Itoobiya

Adis-ababa – (warsoor) – Magaalada Bashifto ee wadanka Ethiopia waxaa ka furmay shirka Warbaahinta Dowladaha IGAD oo looga hadlayo arrimo badan oo ay ka mid tahay Wada shaqeynta,gaar ahaan ka hortaga  Abaaraha iyo iskaashiga guud ahaan ee IGAD,

Shirka oo mudo labo cisho ah socon doona ayaa Soomaaliya waxaa uga qaybgalaya wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska C/raxmaan Sheikh Yuusuf Al-Cadaalla.

Gabagabada shirka ayaa lagu wadaa in laga soo saaro Qodobo muhiim ah oo ay ugu horeyso wadiiqo cusub oo hab iskaashi u dhexmari kara Wasaaradaha Warfaafinta iyo Hay’adaha Warbaahinta Dowladaha ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.