Islaamka – (warsoor) – Sheekh Xuseen Muxumed Cumar oo leh channel-ka Daaci Show, ayaa 5 su’aalood oo xujjo ah ku soo oogay nin Somali ah oo Galoobay, kaasi oo baryahan dambe baraha bulshadda hadalo waswaas ah iyo muuqaalo iska soo horjeeda uu la soo dhex fadhiistay.
Halkan ka daawo Sheekh Xuseen oo ka hadlaya ninkan iyo arinkiisa:
This post is also available in:
Somali