Shaqaalaha Dawlada Somaliland oo La Fasaxay

HARGEYSA – (WARSOOR) – Hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa la fasaxay muddo aan si rasmi ah loo cayim, sida maanta lagu shaaciyey wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha Shaqaalaha dawladda Md. Farxaan Aadan Haybe.

Wareegtaddan ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dawladda ee aan hawlaha muhiimka ah haynin ay fasax gali doonaa laga bilaabo 28 March 2020 ilaa amar dambe tan iyo inta lagu guddo jiro xaaladda fejignaanta ee xanuunka Coronovirus.

Wareegtan ayaa u dhignayd sidan: