Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Wareegto ka soo baxday ayaa caawa lagu magacaabay Wasiiradii ka banaanaa Golaha Wasiirada, iyadoo lix Wasiir la magacaabay, sidoo kale waxaa lamagacaabay Labo Wasiiru dowle iyo Shan Wasiir kuxigeen.
Hadaba halkan hoose ka akhriso Magacyada xubnaha la magacaabay.
Wasiirada lamagacabay
1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta
2- Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashanadhigga
3- Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta
4- C/casiis Xasan Maxamed Wasiirka Tamarta iyo Biyaha
5- Xamza Saciid Xamza Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka
6- C/fataax Maxamed Ibraahim Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta
Wasiiru dowlayaasha
1- Daahir Cabdi C/llaahi Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha
2- Maxamuud Maxamed Buunow Wasiiru dowlaha Amniga
Wasiir kuxigeenada
1- Isxaaq Maxamed Maxamuud Wasiir kuxigeenka arrimaha Gudaha
2- Aadam Isaaq Cali wasiir kuxigeenka Warfaafinta
3- C/raxmaan Iidaan Yoonis Wasiir kuxigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta
4- Maxamed Saciid C/llaahi Wasiir kuxigeenka Caafimaadka
5- C/rashiid Maxamuud Xasan Wasiir kuxigeenka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka
Xigasho: Sonna
This post is also available in:
Somali