GAZA — (WARSOOR) – Dhowr ka mid ah saraakiisha bini’aadannimada ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii ka digay in ay jirto halis sare oo macaluul inay ka dillaacdo Gaza, taasi oo ay sababeen colaadda ka jirta degaankaasi, haddii aan dagaalkusi dhaqso ah u joogsan.