Qarax Sahayday Qoladii Rakibaysay Oo Muqdisho Ka Dhacay

Muqdisho – (warsoor) – Laba qof ayaa ku dhintay qarax miino oo nooca dhulka lagu aaso ah, waxaana halkaasi ku naf waayey laba ka mid ah dadkii miinadda ku aasaayey waddo ka mid ah xaafladda Ex-kaantarool Balcad.

Qarax oo la sheegay inay ka dambaysay xarakadda Al-shabaab kuwaasi oo dhamacsnaa inay ku rakibaan goob waddo ah oo ku taalay xaafaadda Ex-kaantarool Balcad.

qarax-gaadhi

Gudomiyaha degmadda Heliwaa ee gobolka Banaadir oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in weerarkan miinada ah ay soo agaasimee saddex nin oo ka tirsan xarkadda Al-shabab, waxaana isla goobtii ku nafwaayey lab aka mid ah, halka kii saddexaadna uu ka baxsaday qarxaasi.

Ciiamadda Amaanka ayaa sheegay inuu baadhita ku ahayaan goobta u ka dhacay weerarku.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.