Professor Cali Khaliif oo Ku Sugan Caasimadda Somaliland ee Hargeysa

Burco – (warsoor) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeeya ka hadashay in hogaamiyihii khaatumo oo safar dhulka ah ku soo gaadhay magaaladda Hargeysa, ka dib markii shalay ay dablay huubsani ay ka horjoogsadeen inuu ka dhoofo magalaadda Buuhoodle.

Badashaab ku-xigeenka gobolka Toghdeer oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Professor Cali Khaliif Galaydh oo magaaladda Burco Shalay Soo Galay, ka dibna uu uga sii gudbay magaaladda -Hargeysa.

Badashaab ku-xigeenka Burco ayaa sheegay in dalkiisuu soo galay, waxaanu ugu baaqay maleeshiyaadii ka horjoogsaday Buuhoodle inay soo raacaan Professor oo aanay ka hadhin kooxdiisa.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay Warbaahiyaha Haqabstir:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.