Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo Si Toos ah Oo Shaqsi Shaqsi ah Ula Hadlay Codbixiyaasha Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta Axad ah si toos ah oo shaqsi shaqsi ah ula hadlay muwaadiniinta codbixiyaashaa Somaliland.

Musharax Cirro oo codbixiyaasha kala hadlay xaruntiisa Call center ee magaalada Hargeysa, waxaanu si shaqsiya uga dalbaday codbixiyayaashii uu la hadlay inay maalinta barito ah isaga u codeeyaan.

Halkan ka daawo warbixin laga diyaariyey arintan:

https://youtu.be/TfLHhw-kNyA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.