Munaasib Balaadhan Oo Lagu Midaynaayo Awooda Qurbajooga Somaliland oo Lagu Qabtay London

UK, London – (warsoor) – Munaasib balaadhan oo aan nooceeda hore loo arag oo lagu mideeynayo awooda qurbajooga si loo tolo dildilaaci iyo xanaftii ka dhalatey doorashooyinkii madaxtinimada Somaliland 2017 ayaa lagu qabtey magalaada London waxaa kasoo qayb galey masuuliyiin ka socda sadexda xusbi qaran ee somaliland iyo badi haldoorka ku dhaqan dalkan UK.

Halkan ka daawo warkan:


This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap