Mayar-kuxigenka Casimadda Oo U Bushaareeyey Bulshada+ Digniin Uu U Diray Shirkadaha uLaydhka

Hargeysa – (warsoor) -Maayar ku-xigeenka Casimadda Hargeysa Md.Cabdicasiis Maxamed Xaashi ayaa bulshada caasimada Hargeysa ugu bushaareeyey in Dhawaan la furi-doono mashaariic iyo Jidad cusub oo dhawaan dawlada hoose ee Hargeysa ka hirgalisay xaafadaha magaalada, isagoo sidoo kale fariin digniin ah u diray shirkada laydhka ee magaalada.
Halkan hoose ka daawo warkan oo dhan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.