Mareykanka oo walaac ka muujiyay xiriirka xoogeysanaya ee Ruushka iyo Afrika

RUUSHKA – (WARSOOR) – Dowladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisay xiriirka sii kordhaya ee u dhexeeya Ruushka iyo Dalka Koonfur Afrka oo ka mid ah dalalka ugu dhaqaalaha badan Afrika.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo uu sii xumaanayo xidhiidhka maraykanka iyo wadamada galbeedka afrika, iyada oo Arbacdii ay gaadheen dalka Niger ciidmadii u horeeyay ee Ruushka.