Madaxweynihii Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Iscasilay

Galkacyo – (warsoor) – Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa iska casilay xilka madaxweynaha, ka dib markii uu sheegay in aanu xilkaasi u sii waddi karin arimo la xidhiidha xaaladda caafimaadkiisa.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa lagu shaaciyey iscasilaada rasmiga ah ee muddane Cabdikariin, waxaanay u dhignayd sidan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.