Madaxweyne Silaanyo Oo Kulan La Qaatay Wafti ka socdau Ururka Jaamacadaha Carabta

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Siilaanyo ayaa kulqn la yeeshay wefti Ururka Jaamacadaha Carabta Ku Midoobeen oo qaabilsan Waxbarashada, waxaana hoggaaminaayo Madaxweynaha Jaamacadaha Dr Suldaan Al-Cudwaan Abu Curaabi.

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinaayeen xubno ka mid aha Golaha wasiiradda.

Kulankan ayaa markii uu soo dhaamayd waxaa warbaahinta la hadlay xubno xukuumadda ka mid ah.

Halkan ka daawo warkan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.