Gabiley – (warsoor) – Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna Ku Simaha Madaxweynaha Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici Iyo Mas’uuliyiin Kale ayaa Maanta ka qayb galay Xaflad Magaalada Gebilay loogu sameeyay Maayaradii Hore ee Magaalada Gebilay iyo Xildhibaanadii Hore ee Golihii Deegaanka Gebilay oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye.
Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay Channel-ka SOLNA:
This post is also available in:
Somali