Hargeysa – (warsoor) – Xarunta Taliska Booliska Somaliland ayaa maanta lagu qabtay xuska 23-aad guuradda aasaaska ciidamada booliska Somaliland, waxaana ka soo qayb-galay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo marti-sharaf kala duwan.
Halkan ka daawo warkii warka xuska sanad-guuradda aasaaska ciidamada Booliska Somaliland:
This post is also available in:
Somali