Madaxweyne ku xigeenka JSL Oo weftigii uu hoggaaminayey oo Dalka Lagu Soo dhaweeyey

Hargeysa – (WARSOOR) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa qaar ka mida Dalalka Qaarada Yurub ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Soo dhaweynta madaxweyne ku-xigeenka iyo weftigiisa waxaa si weyn u soo dhaweeeyey madax kala duwan oo isku jiray golaha wasiiradda xukuumadda iyo xildhibaanadda labada gole qaran.