Sacuudi Carabiya – (warsoor) – Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa gaadhay magaalada Riyadh ee boqortooyada Sucuudi Carabiya Maalinimadii Sabti.
Wafdiga ayaa ka qeybgali doona Shirka dalalka Islaamka iyo Mareykanka u furmaya Sabtida magaaladda Riyaad ee boqortooyadda Sacuudi Carabiya.
Safarka Madaxweynaha waxaa ku wehliya Wasiirka Arrimaha Dibadda, Wasiirka Amniga, Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiirka Qorsheynta iyo taliyaha Nabad Sugidda.
Xigasho: SONNA
This post is also available in:
Somali