Madaxweyne Deni oo sheegay in Baarlamaanka laga doorto Puntland ee DF Somaliya golayaasheeda ka tirsan aanay Matalin Punland

Garoowe – (warsor) – Madaxweyne Deni ayaa sheegay in waqtigan la joogo aysan ku matali karin Baarlamaanka laga doorto Puntland ee DF Somaliya golayaasheeda ka tirsan, arimaha Puntland maadama ayuu yiri ay yihiin dad xulasho ku tagay oo aysan ahayn kuwa la doortay .

“Wax kasta oo dadka siyaasadda Soomaliya masuulka ka ah , aysan hashiis siyaasadeed ka gaadhin , Puntland ma aqbalayso ,
Baarlamaanka hadda ee dadka shacabka Puntland aysan dooran ee xulashada ku tagay oo hadda waqtigoodu afarta bilood ay ka harsantahay go’aan uma qaadi karaan “