Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta safar gaar ah uga dhoofay Ingiriiska safarkan, oo ay madaxweynaha ku wehelinayaan marwadda iyo xoghayaha gaarka ah ee madaxweynaha.
Safarkan madaxweynaha ee dalka Ingiriiska ayaa la sheegay in aanu xidhiidh la lahayn wax shaqooyin qaranka ku saabsan oo uu madaxweynuhu ka soo qaban doono dalka boqortooyadda Ingiriisa.
Ma jirto wax faahfaahinna oo ay madaxtooyaddu ka bixisay safarka madaxweynaha, balse waxay sheegeen haddii uu madaxweynaha uu halkaasi ka qabto shaqooyin la xidhiidha hawlaha qarankan inay soo gudbin doonaan warkood.
HALKAN KA DAAWO WARKAN:
This post is also available in:
Somali