Madaxweynaha Jubbaland oo Shuruud u dan ah Puntland Ku Xidhay Ansixinta Aqalka Sare ee maamulkiisa

Kismaanyo – (warsoor) – Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa shardi ka dhigay ilaa xubnaha maamul goboleedka Puntland ee ka minaya goboladda maamulka Puntland sheegto ee ka mid ah Somaliland in lagu doorto magaaladda Garoowe.

Axmed Madoobe ayaa ku doodaya in xildhibaanadda aqalka sare iyo aqalka hoose u matalayaa deegaanadda Sool, Sanaag iyo Cayn in lagu doorto magaaladda Garoowe.

Guddida Doorashooyinka Dadban ayaa hore u sheegay in xubnaha matalaya deegaanadda Sool, Sanaag iyo Cayn lagu dooran doono magaaladda Muqdisho.

axmed-madoobe

Axmed madoobe ayaa ku hanjabay in haddii guddida doorashadu ay ku adkaystaan in xubnahaa lagu doorto magaaladda Muqdisho in aanu ansixin doono xubnaha la doortay ee maamulkiisa ee ku soo baxay inay u matalaan maamulkiisa Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee dawladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.