Madaxweynaha JFS oo Hambalyo u diray Dowlada iyo Shacabka Jabuuti

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Hambalyo u diray Dowladda iyo Shacabka Wadanka Jabuuti.

Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay farxada la qaybsanayaan Walaalaha Jabuuti oo u dabaal dagaya maalintaan Qiimaha badan oo ah markii Xoriyada ay ka qaateen Gumaystaha Faransiiska.

27-kii June sanadkii 1977-kii ayay ahayd markii Gumaystaha Faransiiska ay xoriyadooda ka qaateen shacabka Walaalaheen ah ee reer Jabuuti.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.