Madaxtooyadda Somaliland oo u Jawaabtay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI

Hargeysa – (WARSOOR) – Xukuumadda Somaliland ayaa maanta jawaab ka bixisay eedeymo uga yimid guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cirro.

Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland oo maanta madaxtooyadda shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyadda ayaa ka hadlay eedaymaha guddoomiyaha iyo jawaabta ay xukuumaddu ka bixisay.

Halkan ka eeg shirka jaraa’id:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap