Muqdisho – (warsoor) – Ra’isul-Wasaare Ku Xigeenka Dalka Swedan ahna Wasiiraka iskaashiga Caalamiga ah iyo Safiirka Dalkaasi u Fadhiya Soomaaliya ayaa Booqasho ku tagay Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir.
Booqashadan oo ahayd mid ay ugu kuurgalayaan waxyabaha ay u Baahan yihiin Dhalinyarada Gobolka Banaadir iyo sida loo caawin karo ayaa Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir dhanka Aminiga iyo Siyasadda uga mahad Celiyay Wafdigaasi sida ay u garab taagan yihiin Dhallinyarada Gobolka Banaadir, islmarkaana loogu abuuri lahaa goobo ay ku maadadaaleystaan iyo shaqo abuurba.
Xigasho: SONNA
This post is also available in:
Somali