Laanta Holland ee Xisbiga Waddani oo Cambaareeyey Saldhiga Milatari ee Imaaraadka

Holand – (warsoor)- Laanta xisbiga waddani ku leeyahay dalka Holand ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay ku cambaareeyeen saldhiga milayari ee xukuumaddu ka siisay dawladda Imaaraadka Carabta.

Masuuliyiinta xisbiga WADDANI ee dalka Holland ayaa si adag uga hadlay saldhiga milatari ee imaaraada. Masuuliyiintan ayaa sheegay inay taageersan yihiin mawqifka guddoomiyaha WADDANI Md. Cabdiraxmaan Cirro.

Masuuliyantan xisbiga WADDANI ayaa sidee kale cambaareeyey fadhigii golaha guurtide ku ansixihiin qodobadda heshiiska Saldhiga Milatari.

Halkan ka daawo shirka ayqabteen masuuliyiinta xiabiga WADDANI ee dalka Holand:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.