Golah Guurtida Somaliland oo Magacaabay Guddi Soo Bisleeya Muddo Korshinta Xukummadda

Hargeysa – (warsoor) – Golaha guurtida Somaliland ayaa fadhigii ay yeesheen Sabtida waxay ku magacaabeen guddi soo falanqeeya muddo kordhinta xukummadda.

Fadhigan Golaha guurtidda Somaliland oo uu shir guddoominaayey guddoomiyaha goluhu muddane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa cod loogu qaaday Guddida.

Halkan ka daawo warkan fadhigan Golaha:

https://www.youtube.com/watch?v=nQVTkd16SSg

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.