Kooxda Xidigaha Geeska oo 1-0 Kaga Badiyey Suxufiyiinta Somaliland

Hargeysa – (warsoor) –

Kooxda Xidigaha Geeska iyo Suxufiyiinta Somaliland ayaa Galabta Isaga Hor Yimid Ciyaar Saaxiibtimo oo Ku dhex martay Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Studium.

Ciyaartan oo ah mid ay saxaafada iyo xidigaha geesku ku muujinayaan dareenkooda binu-aadanimo iyo inay qayb ka qaadan karaan xaalada baahsan ee abaaraha dalka ku habsaday, iyagoo lacagta garoonka ka soo baxda Loogu Deeqay dadka Ku Tabaalaysan Xaalada Abaareed ee Dalka ka Taagan.

Halkan ka daawo ciyaartii iyo siday u dhacday:

https://youtu.be/Q1kfeaMGr2Q

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.