KEYNA – (WARSOOR) – Dowladda Kenya ayaa xoojisay dadaal wax looga qabanayo soo-saarista, isticmaalka iyo ka ganacsiga daroogada, oo dhibaato badan ku haya dalkaas.
Wasiirka arirmaha gudaha Kithure Kindiki ayaa sheegay in daroogada ay halis ku tahay amniga guud ee qaranka.