Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI oo Qabsaday Shirkii ugu Horreeyey

HARGEYSA – (WARSOOR) – Labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADDANI ayaa maanta shir qabsaday shirkoodii ugu horeeyey oo ahaa shir loogu talo-galay in xubnaha labada xisbi isku bartaan.

Shirkan oo ay ka soo qayb-galeen xubnaha sarsare ee labada xisbi, Guddida Iskaashiga labada Xisbi iyo muddanayaashii ku guulaystay tartankii doorashooyinka golayaasha qaranka ee qabsoomay 31 May, 2021.

Xisbiya mucaaridka ah ayaa haysta aqlabiyada laba xisbi qaran ee Soomaaliya. Kulankan ayaa ahaa is barasho dhex maraysay mudnaayaasha golayaasha ee Labada Xisbi.