MUQDISHO — (WARSOOR) – Magaalada Muqdisho waxaa saaka lagu dilay mid ka mid aha Imaamyada Masaajidda ku yaalla degmada Wadajir. Dilkan ayaa bulshada deegaanka ay aad uga argagaxeen, dadka dilayna waxay ka baxsadeen goobta.