Hubert Price oo loo magacaabay madaxa Xafiiska UNSOS ee Soomaaliya

Muqdisho – (warsoor) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban-Ki-Moon ayaa mas’uul cusub u magacaabay Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan UNSOS.

hubert-price2

Mr. Ban-Ki-Moon ayaa xafiiska UNSOS ee Soomaaliya waxa uu u magacaabay Col. Hubert Price oo ah sarkaal horay uga tirsanaa ciidamada Mareykanka islamarkaana ka soo shaqeeyay xafiiska Howl-galka Taageerada Qaramada Midoobey ee dalka Liberia intii u dhaxeysay 2010-2015.

Magacaabista Wakiilkan cusub ee hay’adda UNSOS ee Soomaaliya ayaa waxa ay qeyb ka tahay dadaallada Qaramada Midoobay ugu jirto taageerida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee haatan ka soo kabsanaya dhibaatooyinkii ragaadiyay dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay.

Xigasho: UN News Centre‎

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.