Hub Badan oo Addis Ababa Lagu Qabtay

Adis Ababa – (warsoor) – Booliska magaalada addis Ababa ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub tiro badan oo kala nooca, kaasoo sida boolisku sheegay laga soo saaray xafiisyo kala duwan oo ay leeyihiin shirkado gaar loo leeyahay iyo xafiisyo kala gadisab.

Xukuumada PM Abiy Ahmed baryahanba wada hawlo lagu baadhayo guryaha iyo shirkadaha ay leeyihiin shaqsiyaadka kasoo jeeda qoomiyada tigreega ee Magaalada Addis Ababa.