Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Magaalada Ceerigaabo Kulan Kula Qaatay Maamulka Gobolka Sanag Iyo Suldaan Maxamed Xirsi Qan

Ceerigaabo Р(warsoor) РGudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ku gudo jira hawlihi nabadaynta ee uu joogay magaalada Ceerigaabo, ayaa maanta kulan la qaatay  Badhasaabka Gobolka Sanaag Mudane Maxamed Axmed Caalin Tiimbaro, Maayirka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji iyo Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Yoonis Suldaan Maxamed Xirsi Qani.

Kulankan oo ka dhacay Xafiiska Badhasaabka, ayaa Ujeedadiisa daarnayd dadaallada  uu Gudoomiyuhu ugu jiro, daminta colaadda ka dhacday Gobolka Sanaag, gaar ahaan Deegaanka Ceeryaan.

HALKAN KA DAAWO WARKAN:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap