Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Oo Lagu Marti-qaaday Fadhiga Qalka Odoyaasha ee Minnesota

USA – (warsoor) – Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ee WADDANI ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa lagu marti-qaaday fadhiga aqalka odoyaasha ee Gobolka Minnesote ee dalka Maraykanka.

Gudoomiyaha Cabdiraxmaan Cirro ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey fadhigii Galka Senate ee minnesote waxaanay hogaanka senate aad ula dhaceen inay markii ugu horaysay la kulmeen masuul sare oo ka tirsan xukuumadda Somaliland oo booqasho uga yimid arimaha dalkoodna ka hadlay.

Halkan ka daawo warka gudoomiye Cirro.

 

weftigii_cirro_minesota1 weftigii_cirro_minesota2 weftigii_cirro_minesota

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.