Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo Khudbad Jeediyey Markii Doorashadu Dhamaatay

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta markii ay dhamaatay doorashadii musharaxa madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka waxaa uu khudbad mahadnaq iyo balan-qaadyo ah ka jeediyey madasha.

Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga WADDANI ayaa uga mahadnaqay xubnaha xisbiga WADDANI ee doortay isaga iyo musharixiisa madaxweyne ku-xigeenka. Waxaanu sheegay inuu dalka u dhaqaajin doono jiho kale oo siyaasadeed.

Cabdiraxmaan Cirro ayaa khudbadiisa si gaar ah ugu mahadnaqay gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed.

Halkan Ka Daawo Khudbadii Cabdiraxmaan Cirro:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.