Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si wadaniyaddi ku dheehan tahay waxaa uu sheegay in xiligan lagu jiro abaarta aanay haboonayn in laga hadlo doorasho iyo arimaheeda, balse dalku u baahan yahay gurmad.
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo maanta ka mid ahaa masuuliyiinta saddexda xisbiga qaran ee ka hadlay shir jaraa’id oo lagu soo bandhigay mawqifka ay hogaanka xisbiyadda qaranku ka taagan yihiin arimaha doorashooyinka dalka, xiligan uu dalku ku jiro abaarta baahsan ee daba-dheeraatay
Halkan ka daawo go’aanka gudoomiye Faysal Cali Waraabe.
This post is also available in:
Somali