Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay Guddiyadda Fulinta ee Goboladda Togdheer iyo Gabiley

Hargeysa – (warsoor) – War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska gudoomiyaha ee xisbiga Kulmiye ayaa maanta magacaabay xubnaha guddiyadda fulinta ee goboladda Togdheer iyo Gabiley.

Gudoomiyaha-Muuse-Biixi-Kulmiye-23

Wareegtaddan ka soo baxday ee lagu magacabay guddida fulinta ee gobolka Togdheer ayaa u dhignayd sidan:

“Kadib markii aan shirar iyo wada-tashiyo ka yeeshay dhammaystirka Guddida Fulinta ee Gobolka Togdheer.

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddida Fulinta ee heer Gobol u leedahay habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Togdheer, laga bilaabo maanta oo bishu tahay June 29, 2016:

  1. Xasan Cabdillaahi Axmed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee Xisbiga Kulmiye
  2. Siciid Xaashi Yuusuf – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-Ku-xigeenka Koowaad ee xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  3. Jaamac Ibraahim Xirsi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Labaad ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  4. Cabdillaahi Ibraahim Xujaale – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  5. Baashe Cismaan Xirsi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  6. Abokor Carab Ileeye – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  7. Nasra Maxamed Yuusuf – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  8. Ciise Aadan Abokor – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigalinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  9. Xasan Maxamuud Maxamed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgalyada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  10. Jaamac Cabdi Xassan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Laamaha Xisbiga Kulmiye ee Goboka Togdheer.
  11. Yuusuf Maxamed Cariish – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Komishanka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  12. Cawil Daahir Cabdille – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Saxaafadda Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  13. Cabdixakiim Axmed koor – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Dhaqaalaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  14. Sahal Muuse Faarah – Xubin
  15. Axmed Maxamuud Saleebaan – Xubin
  16. Cabdiqani Mahdi Jaamac – Xubin
  17. Abokor Bile Isxaaq – Xubin”

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa sidoo kale magacaabay xubnaha guddida fulinta ee gobolka Gabiley, magacaabista gudoomiyaha ayaa u dhignayd sidan:

“Kadib markii aan shirar iyo wada-tashiyo ka yeeshay dhammaystirka Guddida Fulinta ee Gobolka Gabiley.

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddida Fulinta ee heer Gobol u leedahay habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Gabiley, laga bilaabo maanta oo bishu tahay June 29, 2016:

  1. Axmed Maxamuud Shirwac – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
  1. Buraale Mawliid Aw Abdi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
  1. Mursal Maxamed Odawaa – In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
  1. Muumin Daahir Kaahin – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
  1. Saado Yuusuf Xuseen – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
  1. Cabdi Cali Cilmi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
  2. Cismaan Muxumed Xuseen (Gees) – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasadda Iyo Nabadgelyada Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
  3. Iid Cabdiraxmaan Sh. Cabdillaahi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa xidhiidhka Laamaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
  4. Nimco Maxamuud Daa’uud – In maanta laga bilaabo ay ahaato Madaxa Dhaqaalaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
  5. Maxamed Xasan Maxamuud ( Ina Xasan Canjeex) – Xubin
  6. Sh. Mahdi Muxumed Guuleed – Xubin
  7. Mustafe Xaaji Maxamuud Cabsiiye – Xubin
  8. Sahra Cabdillahi Sheedaal – Xubin
  9. Cabdirisaaq Sh. Aadan Cali – Xubin
  10. Cabdisalaan Cumar Warsame – Xubin
  11. Buux Maxamed Xaaji Aadan – Xubin
  12. Aw Yuusuf Axmed Xasan – Xubin”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.