Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Talo Cajiib ah u Soo Jeediyey Guddida Doorashooyinka Qaranka

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta xafiiskiisa magaaladda Hargeysa shirkadda jaraa’id ku qabtay ayaa guddida doorashooyinka kula taliyey inay ilo yeeshaan.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale guddida kula taliyey inay wax ka qabtaan wasiiradda ololaha doorashooyinka ka dhex wadda beelahooda ee hawlihii qaranka kaga mashquulay inay u ololeeyaan xisbul xaakimka dalka.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap