Guddoomiyaha Doorashooyinka oo Maanta gaadhay Cadaado

Cadaado – (warsoor) – Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka dadban ee heer Federaal Cumar maxamed Cabdulle iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaadhay Magaalada Cadaado, iyadoo ay Garoonka Diyaaradaha ku so dhaweeyay Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Maamul-goboleedka Galmudug

Guddoomiye Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhagey) iyo wafigi la socday ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamad Xaashi Cabdi, kulaankaasi oo ahaa mid looga hadlayay dar dar galinta howlaha Doorashooyinka ka socda halkaasi.

guddida-doorashooyinka

Kulanka kadib waxaa warbaahinta Qaranka la hadalay Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhagey), isagoo ka war bixiyay socdaalkiisa uu ku tegay Magaalada Cadaado

Maxamad Xaashi Cabdi Madaxweyne ku Xigeenka Galmuudg ayaa dhankiisa sheegay in ay ku dadaalayaan ka maamul ahaan dhameestirka xubnaha Aqalka hoose, maalmaahan soo aadan, isagoo xusay in ay wadaan xalinta tabashooyinka jira.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.