Guddida u diyaargarawga iyo ka hortaga xanuunka Coronavirus oo Ka Warbixiyey Xaaladda Dalka

Hargeysa – (warsoor) – Guddida Heer Qaran ee u diyaargarawga iyo ka hortaga xanuunka Coronavirus ayaa soo saartay warbixinta xaaladda dalka ayaa maanta qabtay shir jiraa’id.

Madaxweynaha ku-xigeenka Somaliland ahna guddoomiyaha guddida ah oo ka hadlay shirka jaraa’id ayaa sheegay in xaaladda dalka ay wali tagan tahay wali wax kiis ah oo cusubna aanu soo bixin.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa ku booriyey dadweynaha Somaliland in aanay wixii caafimaadka la xidhiidha ee la xidhiidha Coronavirus ay ka warsugaan Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee madaxweynaha Somaliland.