Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha oo Bilaabaya Taakuleynta Dadka Abaaruhu Aafeeyeen

Hargeysa – (warsoor) – Shir ay maanta yeesheen guddida ka soo kabashadda abaaraha oo uu shir guddoominaayey Wasiirka Qorshaynta Qaranka Md. Maxamed Ibraahim Qabyo-tiro ayaa laga soo saaray in 9,000 oo beerood loo qodo beeraha mid 3 saacadood.

Guddida ayaa sidoo kale soo bandhigtay qorshayaasha ay ugu talo-galeen sidii ay u caawin lahaayeen dadkii ku xoolo waayey abaaraha.

Halkan ka daawo warkan:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap