Golaha Guurtidda Somaliland oo Muddo Kordhin U Sameeyey Xukuumadda iyo Golayaasha Qaranka

Hargeysa – (warsoor) –  Golaha guurtidda Somaliland ayaa maanta muddo kordhin u sameeyey xukuumadda Somaliland iyo golayaasha qaranka, golaha ayaa fadhigoodii maanta ku mudeeyey muddada ay dhacayaan doorashadda madaxweynaha iyo laba gole.

Halkan ka daawo muddo kordhinta labadda golaha guurtidda sameeyey

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap