Golaha Guurtidda JSL oo Wax ka bedel ku sameeyay Go’aankii Mudo kordhinta Golaha Wakiilladda

Hargaysa – (warsoor) – Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland oo fadhi aan caadi ahayn yeeshay ayaa is waafajiyay Wakhtiga ay gudiga Doorashooyinku u cayimeen qabsoomida Doorashada Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka iyo Go’aankii hore Golaha guurtidu muddo kordhinta ugu sameeyey Golaha Wakiiladda.

Qaraarkan ka soo baxay golaha guurtidda oo nuqul ka mid ahi so gaadhay Wakaalladda Wararka Solna ayaa u dhignaa Sidan:-