Sool – (warsoor) – Waxaa maanta la soo gabo gabeeyey aano u dhaxaysay laba beelood oo walaala oo wadda degga deegaanka gobolka.
Go’aan ay soo saartay guddi culimo iyo madax-dhaqameed isugu jiray oo ay taban taabisay xukuumadda Somaliland ayaa maanta shaaca lagaga qaaday madal ay isugu yimaadeen madax dhaqameedka Somaliland oo ay goob-joog ka ahaayeen wasiirka arimaha guddaha Somaliland, Wasiirka gaashaandhiga Somaliland iyo masuuliyiin kale.
Halkan ka daawo warkan:
https://www.youtube.com/watch?v=s0nCOq3Fbbs&feature=youtu.be
This post is also available in:
Somali